Xaakinnada 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Yahuudahna waxay raaceen walaalahood reer Simecoon, oo waxay laayeen reer Kancaan oo Sefad degganaa, oo dhammaanteedna way baabbi'iyeen. Oo magaaladii magaceediina waxaa la odhan jiray Xormaah.

Xaakinnada 1

Xaakinnada 1:10-24