Wacdiyahii 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, ninna wedkiisa ma yaqaan. Sida kalluun shabag xun lagu qabto, iyo sida shimbirro dabin ku dhaca, saasoo kalaa binu-aadmigana wakhti xun lagu dabaa, markii wedku si kedis ah ugu yimaado.

Wacdiyahii 9

Wacdiyahii 9:10-14