Wacdiyahii 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaas oo dhan ayaan arkay, oo qalbigaygana waan u soo jeediyey shuqul kasta oo qorraxda hoosteeda lagu sameeyo oo dhan. Waxaa jira wakhti nin mid kale u taliyo oo uu wax yeelo.

Wacdiyahii 8

Wacdiyahii 8:7-13