Wacdiyahii 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ku alla kii amarka dhawra innaba waxyeello ma gaadhi doonto, oo ninka xigmadda leh qalbigiisuna wakhtiga iyo garsooriddaba wuu gartaa.

Wacdiyahii 8

Wacdiyahii 8:1-15