Wacdiyahii 8:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaan qalbigayga u soo jeedshay inaan xigmad garto, iyo inaan arko hawsha dhulka lagu sameeyo (waayo, waxaa jira mid aan habeen iyo maalin toona indhihiisa hurdo saarin),

Wacdiyahii 8

Wacdiyahii 8:12-17