Wacdiyahii 7:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waan sii doondoonayaa, laakiinse ma aan helo. Kun nin dhexdood ayaan nin qudha ka helay, laakiinse kuwaas oo dhan xataa naag qudha kama helin.

Wacdiyahii 7

Wacdiyahii 7:19-28