Wacdiyahii 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In guriga diyaafadda la tago waxaa ka wanaagsan in guriga baroorashada la tago, waayo, taasaa dadka oo dhan u dambaysa, oo kuwa nooluna qalbigay taas gashan doonaan.

Wacdiyahii 7

Wacdiyahii 7:1-3