Wacdiyahii 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintii aad barwaaqaysan tahay aad u faraxsanow, oo maalintii aad dhibaataysan tahayna aad u fiirso in Ilaah mid u sameeyey sida kan kale si uusan ninna u ogaan karin waxa isaga dabadiis jiri doona.

Wacdiyahii 7

Wacdiyahii 7:8-22