Wacdiyahii 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hadduu nin ka adkaado mid keligiis ah kolley laba way hor joogsan doonaan. Xadhig saddex qaybood laysugu soohay dhaqso uma kala go'o.

Wacdiyahii 4

Wacdiyahii 4:9-16