Wacdiyahii 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan qalbigayga iska idhi, Ilaah baa u kala garsoori doona kan xaqa ah iyo kan sharka ah, waayo, wax kasta iyo shuqul kastaaba halkaasay wakhti ku leeyihiin.

Wacdiyahii 3

Wacdiyahii 3:12-20