Wacdiyahii 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan soo iibsaday addoommo rag iyo dumarba ah, oo waxaan lahaa addoommo gurigayga ku dhashay, weliba waxaan lahaa hanti aad u badan oo ishkin iyo adhiba leh, oo waan ka sii hodansanaa kuwii Yeruusaalem iiga horreeyey oo dhan.

Wacdiyahii 2

Wacdiyahii 2:2-15