Wacdiyahii 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan qalbigayga ka damcay inaan jidhkayga khamri ku istareexiyo intii qalbigaygu xigmad igu hoggaaminayo, iyo inaan nacasnimo xagsado jeeraan arko waxa binu-aadmiga ku wanaagsan inay cimrigooda oo dhan samada hoosteeda ku sameeyaan.

Wacdiyahii 2

Wacdiyahii 2:1-10