Wacdiyahii 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wacdiyuhu xigmad buu lahaa, oo weliba dadkuu aqoon baray. Wuxuu aad uga fikiray, oo baadhay, oo isku hagaajiyey maahmaahyo badan.

Wacdiyahii 12

Wacdiyahii 12:7-14