Wacdiyahii 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iniinahaaga aroorta beero, oo fiidkana gacantaada ha ceshan, waayo, innaba garan maysid mid liibaani doona, kan ama kaas, iyo inay labadooduba isku si u wanaagsanaan doonaan iyo in kale.

Wacdiyahii 11

Wacdiyahii 11:1-9