Wacdiyahii 10:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka ha ku caayin xataa fikirkaaga, oo taajirkana ha ku caayin qolladdaada jiifka, waayo, shimbir hawada duusha ayaa codkaaga qaadi doonta, oo wax baalal leh ayaa xaalka sheegi doona.

Wacdiyahii 10

Wacdiyahii 10:16-20