Wacdiyahii 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qalbigaygaan la hadlay, oo waxaan ku idhi, Bal eeg, anigu waxaan helay xigmad ka sii badan tii kuwii hortaydii Yeruusaalem u talin jiray oo dhan, oo qalbigaygu aad buu u arkay xigmad badan iyo aqoon dheer.

Wacdiyahii 1

Wacdiyahii 1:13-17