Wacdiyahii 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan qalbigayga oo dhan u soo jeedshay inaan doono oo xigmad ku baadho waxyaalaha samada hoosteeda lagu sameeyo oo dhan. Dhibaatadan kulul ayaa Ilaah binu-aadmigu u siiyey inay ku hawshoodaan.

Wacdiyahii 1

Wacdiyahii 1:11-16