Tirintii 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa jiray niman ku nijaasoobay nin dhintay meydkiis oo aanay sidaas aawadeed karin inay maalintaas Iiddii Kormaridda dhawraan, oo maalintaasay yimaadeen Muuse iyo Haaruun hortooda.

Tirintii 9

Tirintii 9:4-14