Tirintii 9:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ku degi jireen amarka Rabbiga, oo waxay ku guuri jireen amarka Rabbiga. Iyagu xukunkii Rabbiga ayay ku dhawri jireen amarkii Rabbigu ugu soo dhiibay Muuse.

Tirintii 9

Tirintii 9:21-23