Tirintii 9:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo marmarna daruurtu taambuugga waxay kor joogi jirtay dhawr maalmood, oo markaas sidii amarka Rabbigu ahaa way iska sii degganaan jireen, oo waxay ku guuri jireen sidii amarka Rabbigu ahaa.

Tirintii 9

Tirintii 9:15-23