Tirintii 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii taambuugga la dhisay ayaa daruurtu qarisay taambuuggii, kaasoo ah teendhadii maragga, oo fiidkii waxay taambuuggii korkiisa uga muuqatay sida wax dab u eg ilaa subaxdii.

Tirintii 9

Tirintii 9:14-21