Tirintii 8:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas dabadeed ayaa reer Laawi gudaha u galeen inay teendhada shirka kaga adeegaan Haaruun iyo wiilashiisa hortooda, oo wixii reer Laawi ku saabsanaa ee uu Rabbigu Muuse ku amray ayay ku sameeyeen.

Tirintii 8

Tirintii 8:13-26