Tirintii 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haaruun la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad laambadaha shiddid, toddobada laambadood oo yaryar waa inay ka iftiimaan laambadda horteeda.

Tirintii 8

Tirintii 8:1-11