Tirintii 8:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dad iyo duunyaba curadyada reer binu Israa'iil oo dhan anigaa iska leh. Waxaan iyaga quduus ka dhigtay maalintii aan wada laayay curadyadii dalka Masar oo dhan.

Tirintii 8

Tirintii 8:14-20