Tirintii 8:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Laawina waa inay gacmaha saaraan madaxa dibida, oo mid waxaad u bixisaa qurbaan dembi, kan kalena waxaad Rabbiga ugu bixisaa qurbaan la gubo, si aad reer Laawi ugu kafaaro guddid.

Tirintii 8

Tirintii 8:4-22