Tirintii 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo afar gaadhi iyo siddeed dibina wuxuu siiyey reer Meraarii, sidii hawshoodu ahayd, oo wuxuu ugu dhiibay gacantii wadaadkii Haaruun ahaa wiilkiisii Iitaamaar.

Tirintii 7

Tirintii 7:3-10