Tirintii 7:65 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo allabarigii qurbaannadii nabaadiinadana wuxuu u keenay laba dibi, iyo shan wan oo waaweyn, iyo shan orgi, iyo shan wan oo yaryar oo wada gu jir ah, oo intaasu waxay ahayd qurbaankii Abiidaan ina Gidconii.

Tirintii 7

Tirintii 7:58-72