Tirintii 7:44-46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

44. iyo malqacad dahab ah ee miisaankeedu yahay toban sheqel, oo foox ka buuxo.

45. Oo qurbaan la gubona wuxuu u keenay dibi yar, iyo wan weyn, iyo wan yar oo gu jir ah,

46. oo qurbaan dembina wuxuu u keenay orgi.

Tirintii 7