Tirintii 6:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuusan isu nijaasayn aabbihiis ama hooyadiis ama walaalkiis ama walaashiis markay dhintaan; waayo, waxaa isaga saaran soociddii uu Ilaah isu soocay.

Tirintii 6

Tirintii 6:1-16