Tirintii 6:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haaruun iyo wiilashiisa la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Idinku waa inaad sidan reer binu Israa'iil ugu ducaysaan, oo waxaad midkood kasta ku tidhaahdaan,

Tirintii 6

Tirintii 6:17-26