Tirintii 6:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii nin ama naagu galo nidar khaas ah, kaasoo ah nidarka Nadiirka, inuu Rabbiga gooni isugu sooco,

Tirintii 6

Tirintii 6:1-4