Tirintii 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas waa inay maro buluug ah qaadaan oo ay ku daboolaan laambadda iftiinka, iyo laambadaheeda, iyo birqaabyadeeda, iyo alaabteeda lagu safeeyo, iyo weelasha saliidda oo dhan oo ay kaga adeegaan.

Tirintii 4

Tirintii 4:1-13