Tirintii 4:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu waa inay qaadaan daahyada taambuugga, iyo teendhada shirka, iyo dedkeeda, iyo dedka ah haragga adhidibadeedka oo kor saaran, iyo ilxidhka iridda teendhada shirka,

Tirintii 4

Tirintii 4:17-30