Tirintii 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meesha allabariga oo dahabka ahna waa inay maro buluug ah ku daboolaan, oo ay ku dedaan ded harag adhidibadeed ah, oo markaas waa inay ulaha lagu qaado sudhaan.

Tirintii 4

Tirintii 4:4-15