Tirintii 36:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gabadh kasta oo dhaxal ku leh qabiilooyinka reer binu Israa'iil middood waa inay afo u ahaato mid ka mid ah qolada qabiilka aabbaheed, si reer binu Israa'iil nin waluba u lahaado dhaxalkii awowayaashiis.

Tirintii 36

Tirintii 36:5-13