Tirintii 36:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalaha ku saabsan Selaafexaad gabdhihiisa oo Rabbigu amray waa kuwan, oo wuxuu yidhi, Iyagu ha guursadeen kii la wanaagsan iyaga, laakiinse qabiilka aabbahood uun ha ka guursadeen.

Tirintii 36

Tirintii 36:5-9