Tirintii 35:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalooyinka aad reer Laawi siin doontaan oo dhammu waxay ahaan doonaan siddeed iyo afartan magaalo, oo waxaad siin doontaan iyaga iyo agagaarkoodaba.

Tirintii 35

Tirintii 35:1-15