Tirintii 35:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad reer binu Israa'iil ku amartaa inay dhaxalkooda hantida ah reer Laawi ka siiyaan magaalooyin ay degaan, oo magaalooyinkaas agagaarkooda ku wareegsanna reer Laawi siiya.

Tirintii 35

Tirintii 35:1-10