Tirintii 35:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalooyinkaasu waxay idiin ahaan doonaan meel aad ka magan gashaan kan aardoonka ah, si uusan gacankudhiigluhu u dhiman intuusan shirka hortiisa xukun isu soo taagin.

Tirintii 35

Tirintii 35:2-16