Tirintii 34:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Labadaas qabiil iyo qabiilka badhkiis waxay dhaxalkoodii u heleen Webi Urdun shishadiisa, ee Yerixoo barigeeda ah, xagga qorrax ka soo baxa.

Tirintii 34

Tirintii 34:8-18