Tirintii 33:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Haxiirod horteedana way ka guureen, oo badday dhex mareen oo waxay gaadheen cidlada, oo cidladii Eetaam ayay saddex maalmood socodkood ku dhex socdeen, kolkaasay Maaraah degeen.

Tirintii 33

Tirintii 33:7-16