Tirintii 32:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay isagii u soo dhowaadeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Annagu halkanaannu xoolahayaga xeryo uga oodaynaa, dhallaankayagana magaalooyin waannu uga dhisaynaa,

Tirintii 32

Tirintii 32:9-18