Tirintii 32:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kaaleeb ina Yefunneh oo ahaa reer Qenes, iyo Yashuuca ina Nuun mooyaane; maxaa yeelay, iyagu qalbigay Rabbiga ka wada raaceen.

Tirintii 32

Tirintii 32:4-13