Tirintii 31:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed kumanyaalkii reer binu Israa'iil qabiil kasta waxaa laga soo bixiyey kun nin, oo waxay ahaayeen laba iyo toban kun oo nin oo dagaal hub u sita.

Tirintii 31

Tirintii 31:1-9