Tirintii 31:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse dadkii la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, War idinku dhexdiinna rag dagaal uga diyaariya, oo hub siiya, inay reer Midyaan ku kacaan, oo ay Rabbiga reer Midyaan uga aargudaan.

Tirintii 31

Tirintii 31:2-11