Tirintii 31:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad kaloo daahirsataan dhar kasta iyo inta haragga laga sameeyey oo dhan, iyo wax kasta oo dhogor riyaad ah, iyo alaab kasta oo qoryo laga sameeyeyba.

Tirintii 31

Tirintii 31:14-24