Tirintii 30:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddii ninkeedu maqlo oo uu iska aamuso maalintii uu maqlo, markaas nidarradeedii way taagnaan doonaan, oo dhaaraheedii ay nafteeda ku xidhayna way taagnaan doonaan.

Tirintii 30

Tirintii 30:1-9