Tirintii 30:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa qaynuunnadii Rabbigu ku amray Muuse, ee u dhexeeya nin iyo naagtiis, oo u dhexeeya aabbe iyo gabadhiis dhallinyaro ah oo guriga aabbaheed joogta.

Tirintii 30

Tirintii 30:13-16