Tirintii 3:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qabiilka reer Meraarii amiirkoodii wuxuu ahaa Surii'eel ina Abiixayil, oo iyana waa inay taambuugga dhankiisa woqooyi teendhooyinkooda ka dhistaan.

Tirintii 3

Tirintii 3:26-38