Tirintii 3:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Siday ahayd tiradii kuwii lab ahaa oo dhan intii bil jirtay ama ka sii weynayd waxay ahaayeen siddeed kun iyo lix boqol, oo waxay u taliyeen meesha quduuska ah.

Tirintii 3

Tirintii 3:22-34